Siilaanyo ayaa Hargeysa ku soo noqdey sidii caadiga ahaydna lama hadlin dadka soo dhaweeyay waxase warbixino ka bixiyay xerta ku wareegsan ee iyagu shaqada u qabta, waxayna dafireen in Sheekh Shariif iyo Faroole imanayaan Hargeysa. Waxay intaasi raaciyeen in Maxamuud Boore oo Jabuuti isku dhegen yihiin isna iman doonin waxase waxaas oo dhan beeniyay gacanyaraha Siilaanyo ee Maxamuud Xaashi.
Siilaanyo ayaa jabiyay xeerka soo dhaweynta ee xertiisu dhawaan madnuucay markii lagaga hortagay madaarka ilaa gurigii Morgan oo hadda ah aqalka Siilaanyo degan yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay