22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo la geeyay garoonka Hargeysa oo hadana lagu daray inyar oo boodh ka jafid ah+MUUQAAL

Hargeysa–Axmed Siilaanyo ayaa manta la geeyay garoonka Hargeysa si uu u furo qayb yar oo boodhka laga jafay iyadoo lacagihii loogu talagalay garoomada Boorama iyo Burco si toosa loo cunay. Dawlada Kuwait ayaa ku deeqday lacag 30 milyan waxana lagu cameeyay in woxoohga boodhka laga jafo madaarka Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM