16/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo lagu soo dhibey inuu Kulmiye warqad u akhriyo

Siilaanyo oo lagu soo dhibey inuu Kulmiye warqad u akhriyo. Ololaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta ku eg ayadoo berina uu ku egyahay midka xisbiga Wadani. Siilaanyo oo muddo lix sanno aan shaqo ku darsan maamulka ayaa warqad u akhriyay taageerayaasha xisbigiisa.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS