Gaadiidkan madaxweynuhu waxa uu ugu talogalay in lagu galo gurmadka caafimaadka ee lagu taakulaynayo dadka ku tabaaloobay abaaraha baahay ee dalka ka dhacay. Madaxweynaha oo halkaasi ka hadlay ayaa shacbiga ay abaartu saamaysay, Alle, uga baryey inuu ka dulqaado abaarta, raxmad khayr qabtana u shubo, waxaanu bogaadiyey hawlaha ay ilaa hadda soo qabteen guddida heer qaran ee abaaruhu iyo kuwa gobolada dalkuba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![image-52[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-521.jpg)
![image-55[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-551.jpg)
![image-44[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-441.jpg)
![image-47[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-471.jpg)
![image-49[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-491.jpg)
![image-50[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/image-501.jpg)


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay