22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo London yimi iyo beeshii soo dhaweynaysay oo codsatay in uu hadlo

Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa London yimi waxana lagu soo dhaweeyay magaaladii laga taageeray ururkiisii SNM ee Ingirisku taageerada xoogan u muujiyay. Waxase loo diiday in uu hadlo buuq iyo sawaxan kadib ayaa la ogolaaday in uu maykarafoonka qabsado. Fadeexada goobta ka dhacday waxa isla markiiba laga qaaday maykarafoonka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM