22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo loo qabtey 24 saac in uu ku soo daayo salaadiin uu xirxiray oo aad looga carooday

Salaadiinta reer Hargeysa ayaa si wadajira uGu baaqa\y Siilaanyo in uu soo daayio oday dhaqameed uu xidhay oo kaliya hadlayu fikirkiisa. Lama oga in Siilaanyo amarka bixiyay wuxuuse ku magacaaban yahay madaxweynaha maamulka. Xiritaanada noocana ayaa waxa sameeya kuwa xilka kala wareegay Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM