X

Siilaanyo oo loo sheegay in albaabada laga goosan doono hadaanu saaxiga keenin: ARAG Kijaandhe

Xaalada Hargeysa ayaa qas ku jirta iyadoo Siilaanyo loo galbiyay xarunta xisbigiisa oo ay joogeen kaliya Muuse Biixi iyo in jufadiisa. Siilaanyo ayaa loo sheegay in albaabada laga goosan doono hadaanu saaxiga keenin. Musharixiintii kale ayaa loo diidey in ay ka qayb qaataan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.