Siilaanyo ayaa magacaabay maareeyaha xiriirka cuntada ee maamulka Somaliland. Jagadan ayaa faaruq ahayd waxana lagu soo saaray war saxaafadeed aan la sheegin cida ku saxiixan.
Axmed Siilaanyo ayaa isagu 6 sanaba hawlgab ka ahaa shaqada maamulka Somaliland dadka badankiisa ayaa qaba in aan la ogaan Karin sida uu u maamuli lahaa.
Booskan banaan ayaa lagu sheegay in loo magacaabay Cali Diiriye Axmed (Maalin-tacab) in uu noqdo maareeyaha hay’ada xiriirka cuntada ee maamulka Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay