X

Siilaanyo oo raagsaday hadalkii Xasan Culusow u waday ee ictiraaf raadinta iyo wafdi uu u dirsaday Turkiga+MUUQAAL

Hargeysa 28 Nov 2014–Siilaanyo ayaa si xun raagsaday hadalkii bugta ahaa ee u dhexeeyay iyaga (SNM) iyo Xasan Culusow oo hogamiya dawlad fadhiid ah. Siilaanyo ayaa wafdi baryo ah u dirsaday Turkiga si Turkigu fariin ugu diro Xasan Culusow bal xilliga uu diyaaryahay. Xasan Culusow ayaa isna mashquulsan sidii uu u ridi lahaa Cabdiwelli.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.