X

Waraysi xiise leh oo lala yeeshay madaxweynihii hore ee Khaatumo State Indhasheel iyo suaalo ku saabsan dagaaladii dhacay+MUUQAAL

Minnesota 29 Nov 2014–Madaxweynihii hore ee Khaatumo State Maxamed Indhasheel ayaa bixiyay waraysi aad u xiiso badan oo uu kaga hadlay arimo badan oo ay ku jiraan aasaaskii Khaatumo State, weerarkii Puntland ay ku soo qaaday Taleex iyo xataa geedkii bardaha ahaa la jaray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.