X

Siilaanyo oo sii daayay xidigaha geeska kadib fadeexad ka raacday xadhigooda iyo fanaaniinta oo hadlay

Fanaaniinta xidigaha geeska ayaa laga sii daayay xadhig ay u gaysteen sida la ogyahay Cali Warancade iyo Cukuse. Siilaanyo oo Yurub ku socda ayaa markii loo sheegay amray in la sii daayo sida dad badan qabeen waxba kama ogeyn xadhigan. Fanaaniinta ayaa ka mahadceliyay sida sharafta leh ee dal iyo dibedba looga qayliyay xoriyada laga qabtey.

Maxamed Bakaal Ciro oo la waraystey ayaa sheegay in si fican loola dhaqmey laakiin loo diidey in ay booqdan dadkooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.