Madaxweynaha mamulka Somaliland Siilaanyo ayaa warqad loo soo qorey ka akhriyay jawaab uu u direy mucaaradkas taas oo dad badan la yaabeen waxa loo soo qorey isagoo u muuqdey in aanu waxba kala socon waxa socda. Hal suaal kaliya ayaa la ogolaadey tii wuxuu gaaray in uu ku fashilmo iyadoo waliba afka loo gelinayay. Siilaanyo ayaa loo kaxeeyay safar bariga ah si loo khalkhaliyo dhalinta lagana dhigo nin talinaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM