23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo raga ka tagey waa kuwii waday anaguna intii aan daadku I qaadin ayaan ka tagey: xildhibaan Dheeg

Xildhibaan Dheeg ayaa sheegay in wasiiradii ka tagey Siilaanyo ay ahaayeen kuwii hogaanka u hayay maamulkiisa isla markaana isagu ka tagey inta uuna daadku qaadin. Xildhibaan Dheeg ayaa sheegay in aanu Siilaanyo ka soo kaban Karin. Siilaanyo ayaa hadda raacsan Muuse Biixi iyo Saylici.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM