November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siilaanyo xataa wuxuu iibsaday gurigii haweenka ee Hargeysa warqadii shalay loo qoray waa ku margaday: nama qabato: Faadumo Siciid

Faadumo Siciid oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka qaylidey in Siilaanyo iibsaday xataa gurigii haweenku ku nafisi jireen ee loo yaqaanay Womens Club. Maaha wax na qabata anagoo haweena in sidaa naloo bahdilo..Siilaanyo wuxuu akhri kari waayay warqadii loo qorey dhowr jeer oo xataa dusha looga haadiyay jawaabta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM