Kadib markii xerta Siilaanyo ee madaxtooyada Hargeysa fadhidaa ay xalay sameeyeen isku shaandheyn ayaa xertu soo dhaweyn u samaysay reer Khaatumo.
Waxay boosas u dhiibeen ilaa sagaal wasiiro oo hal wasiur muhiim ka yahay, waxayna kala yihiin.
Wasiirka arimaha gudaha oo loo magacaabay Yaasiin X Maxamed (Faratoon)
Guuleed Maxamed Shire waa ku xigeenka wasiirka duulista.
Yuusuf Maxamed Faarax (af-lahaar) waa ku xigeen cadaalada iyo garsoorka.
C/waaxid C/qaadir C/raxmaan waa wasiiru dawlaha beeraha.
Maxamed Axmed Xasan (jabarti) waa agaasimaha qandaraasleyda Somaliland.
Maxamed Axmed Aadan (maxamed Boocane) waa wasiiru dawle warfaafinta.
Sareeye guuto Saleebaan Barre Xasan waa abaanduule ku xigeen ciidanka maamulka.
Maxamed Ismaciil Cilmi (deeq) waa badhasaabka Hargeysa ama maroodijeex.
Ugu damveyn Jeeni Yare waa boos aan jirin ee la taliyaha arimaha gudaha.
Dabcan wasiirada beesha Siilaanyo ayaan la taaban waxa la bedelay kuraasta ay ku fadhiyeen beesha C/ raxmaan Ciro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay