Taariikh la akhriyo waxa ugu khayr badan nolosha qofkana wax weyn ku reebi karta waa siirada rasuulkeena CSW. Diinteena RABIGEEN inoo doorey ee Islaamka waxa soo bilaabey aabaheen marna Nabigeen Aadam ilaa ay soo socotey oo ugu dambeyn uu ina soo gaarsiiyay rasuulkeena Maxamed (CSW) oo ayna jirin rasuul ka dambeeya oo soo baxaya.
Hadaba siirada rasuulkeena CSW waa taxane soo jirey ilaa Aadam oo jiilba jiilkale u soo gudbinayay FARIINTA WEYN ee ah in ALLAH kaligii jiro abuurna ka horeyn isaga kana dambeyn. Taasina oo ku tuseyso in CIBAABADA iyo CAABUDKA uu kaligii xaq u leeyahay.
Ma jeclid in la darifo ama cadaalad daro lagugu sameeyo RABIGEENA wuxuu xaq u leeyahay in isaga KALIGII la caabudo abuurkiisana badan ee dhul iyo cir iyo inta dhaxaysa leh aan lagu QALDIN.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay