Ciidanla Siiriya ayaa argagixisada uu taageero Sucuudiga iyo Turkiga Ka sifaysay gobolka Xalab oo ah gobolka ugu barwaaqada badan ahna Kan ugu weyn Siiriya dhinaca warshadaha. Xoreyntan ayaa ka dhigan in dadka ku nool halkaasi ay Ka raysan doonaan duqeyn argagixisadu hurdada ugu diidey.
Siiriya ayaa Ku soo noqonaysa xasilooni waxana jira ilaa 3 gobol oo welli ku jira gacanta argagixisada. Waxa gobolka argagixisada ku haya Turkiga iyo Maraykanka.
Argagixisadu waxay ka carareen 23 tuulo oo ku xeernaa magaalada ugu weyn dalkaasi ee Xalab kana xigey Woqooyiga iyo galbeedka ayay yiraaheen ciidanka Siiriya.
“Waxa si xooga looga dabaaldegay magaalada Xalab oo hadda wixii ka dambeeya aan maqli doonin jugjug meeshaad joog.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS