24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sir fakatay: Waxa diiwaangelinta dib laydinku dhigaayay in aad soo wada baxdaan maadaama reer Hargaysow aad tihiin 45%…

Waxa soo shaacbaxay sir fakatay oo ay sheegeen siyaasiyiinta beesha dhexe oo Hargeysa ka waayay cid codaysa. Waxay qarxiyeen sababta loo baajiyay diiwaangelinta hadana laga waayay cid codaysa. Diiwaangelintan ayaa natiijada ka soo baxaysa cidina ku kalsoonayn.

Haddase waxay ku beerlaxowsadaan been cusub oo ah in Hargeysa tahay kala badh dadka degan maamulka Somaliland. Mid ka mida ayaa yiri waxa been inagu noqonaysa waa KALA BADHKII ama boqolkiiba 50 hadaad codayn waydaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS