X

Sirdoonka Maraykanka oo qabtey sadex nin oo Somali ah oo argagixisadu tigidhka u goysay

Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan FBI ayaa qabtey sadex nin oo Somali ah oo argagixisadu tigidhka u goysay sida lagu sheegay sir laga helay sadexda nin intii ay soo dhoofin.


Sadexda nin oo lagu magacaabo Muse Cabdikadir Muse, 23 jir ah, walaalkii Maxamed Cabdikadir Muse, 20 jir ah iyo nin kale oo ay qaraabo dhow yihiin laguna magacaabo Maxamed Salad Haji oo 26 jir ah.


Sida sirdoonku sheegay ragaan ayaa la qabtey Isniinti ayagoo u soo dhoofayay Somaliya diyaarna u ah inay isqarxiyaan xata loo diyaariyay gaarigii ay isku qarxin lahaayeen sida lagu sheegay sirta laga helay.

Ragaan ayaa iska soo duubey muuqaalo ay ku niyadsan yihiin gaaleynta Muslimiinta, ayago uGu dambeyna loo so Jaray tigidhka si ay Somaliya u yimaadaan.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.