Sirdoonka Maraykanka oo qabtey sadex nin oo Somali ah oo argagixisadu tigidhka u goysay
Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan FBI ayaa qabtey sadex nin oo Somali ah oo argagixisadu tigidhka u goysay sida lagu sheegay sir laga helay sadexda nin intii ay soo dhoofin.
Sadexda nin oo lagu magacaabo Muse Cabdikadir Muse, 23 jir ah, walaalkii Maxamed Cabdikadir Muse, 20 jir ah iyo nin kale oo ay qaraabo dhow yihiin laguna magacaabo Maxamed Salad Haji oo 26 jir ah.
Sida sirdoonku sheegay ragaan ayaa la qabtey Isniinti ayagoo u soo dhoofayay Somaliya diyaarna u ah inay isqarxiyaan xata loo diyaariyay gaarigii ay isku qarxin lahaayeen sida lagu sheegay sirta laga helay.
Ragaan ayaa iska soo duubey muuqaalo ay ku niyadsan yihiin gaaleynta Muslimiinta, ayago uGu dambeyna loo so Jaray tigidhka si ay Somaliya u yimaadaan.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...