X

Sirta ku qarsoon xadhiga Suldaan Abshir iyo suxufi soo faqay

Waxa aad looga cadhoodey xadhiga Muuse Biixi u gaystey Suldan Abshir oo dadkiisa u sheegay inay dhulkooda ilaashadaan hadalkaas oo beelaha ISAAQ ay iyaga caadi u tahay maalin kastana ku hadlaan. Waxa taas dher in radiyaha iyo telefishanka halka beel laga sii daayo barnaamijyo cuqdadaysan oo lagu ridaya dhegaha dhalinta Hargeysa iyo Burco.


Saxafiga Faysal Cabdillaahi Abroone ayaa soo faqay sirta ku duugan xadhiga halgamaa Suldaan Abshir.

Hoos ka daawo



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.