26/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sixiroole u dhashay Bakistaan oo sixir kaga yaabsaday Maraykanka iyo kaarbad lugale: ARAG waxa dhaca

Dalkaasi Maraykanka ayaa waxa yaabsaday sixiroole u dhashay Bakistaan oo kaarbad uu lugo u yeelay ku socda suuqyada waaweyn ee dalkaasi. Wuxuu xoog ku dhaafaa gawaadhida waxana uu soo jiitey dad badan oo sawiro ka qaatay una istaagey. Barta Youtube ayaa waxa daawadey 10 milyan oo qof in ka badan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM