Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa intii uu yimi Xasan Culusow oo ay doorashadiisa si weyn uga shaqeeyeen kooxda Xalane iyo Imaaraadka. Hadda waxa qaranka siyaasadiisa laga maamulaa Xalane iyo safaarada Imaaraadka ayuu yiri Cali Calasow.
Waxa hadda dalka ku soo haray KELIYA tuugsi kii ugu xumaa. Fadeexada ugu xun ee dhacday ayaa ahayd in kartoono Imaaraadku keenay midna lagu sheegay 90 tan halka kan kalana lagu sheegay 40 tan. Siyaasad waxa u noqotey waa baahanhay.
”Xitaa macaawino ku sheegii tuugsiga ahaa ayaa intaa qalinka lagu saxiixinba la kala boobay oo la kala khiyaamay sidii ka dhacday shalay dekedda magaalada Muqdisho ayuu raaciyay Cali Calasow.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay