20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi ahna hal-abuure IskuJare oo taabtey fadhiidnimada Muuse Biixi

Iskujare ayaa taabtey fadhiidninada Muuse Biixi oo uu sheegay inuu ku celceliyo shaqo qaran ayaa qabtey, halka uu shaqo turey dad farabadan si uu nidaamkaas uga koobi gareeyo Siyaad Barre. ”Miyaad aragteen shaqo dad u korodhey iyo wax uu soo kordhiyay Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS