X

Siyaasi Axmed Gacan oo sheegay in Dp World ka taliso maamulka Somaliland

Siyaasi Axmed Gacan ayaa sheegay in Dp World ka taliso maamulka Somaliland. Dp World ayaa sharci soo rogtey ay ku leedahay inay ganacsatada ka qaadi doonto lacagta suuqa ee ayna ka qaadi doonin lacag wasaarada maaliyadu qaadi jirtey oo sixir go’an ahaa. Siyaasiga ayaa sheegay in Muuse Biixi laga rabo inuu kala cadeeyo cida xuklunta maamulka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=noUp3nJjQS0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.