10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi C/llaahi sh Xasan oo runta ku qarxiyay kooxda sheegata Hawiye: Haddii dagaal dhaco

Siyaasiga C/llaahi sh Xasan ayaa ku qarxiyay kooxda sheegata Hawiye ee maradii ka dhacday ee ay ugu horeeyaan labada fadhiid ee Shariif sh Axmed iyo Xasan Sheekh. Hadii dagaal dhaco dee qolaba dhinac ay haysan jirtey ee madaxtooyada aad sheeganaysaan waa fariisanaa Xuseen Caydiid.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS