22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cabdi Baradho oo sheegay in Ramaax hadlay intii Iidoor iyo gobolka ha la soo gaaro: MUUQAAL

Boorama–Siyaasi Cabdi Baradho ayaa ku baaqay in Ramaax gobolka laga saaro isagoo ku eedeeyay in uu dhaafi waayay hub ayaan qabtey qirteyna in shabaab soo gashay gobolka. ”hadii shabaab na soo gashay dee Amisom ayaan u baahanahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM