X

Siyaasi Cabdi Shootali oo qarxiyay gacanyarehii Siilaanyo iyo sida daaro uga dhistey qurbaha

Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa qarxiyay sida gacanyarehii Siilaanyo ninka lagu magacaabo Maxamud Xaashi uu daaro uga dhistey Ingiriiska iyo meelo kale. Maxamuud Xashi ayaa ka faaiideystay xanuunkii fadhiid Siilaanyo. Tuugta tuugta ugu weyn ayuu ahaa.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.