X

Webiga Shabeele oo markale sameeyay fatahaad iyo barakac horleh

Kadib roobab laxaadleh oo markale Ka da’ay Somali Galbeed ayaa waxau soo buuxiyeen webiga Shabeele oo sameeyay fatahaad horleh taas oo keentay in xaafado Ka tirsan Beledweyne laga barakaco. Nimcada sanadkaan RABI ugu deeqay pomohiisa ayaa lagu mahadiyay.


Bil kahor ayay ahayd markii webiga uu Keenay biyo farabadan kadibna ay sababtey in dad badan Ka barakacaan guryahooda ayna aadaan duleedka magaalada Beledweyne iyo deegaano kale.


Dad waxa jira welli aan ku noqon guryahooda oo Ka cabsi qaba in fatahaad horleh Kala kulmaan webiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.