23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cabdi Weyne oo shaaciyay in uu u taagan yahay ku xigeenka C/raxmaan Ciro 2017

Cabdi Weyne oo isagu sheegay marhore in kursiga Saylici ay rabaan kacdoonka iyo siyaasiyiinta kale ee reer Awdal inkastoo aanu keenin cadayn ayaa hadda sheegay in uu u taagan yahay kursiga madaxweyne ku xigeenka xisbiga Wadani ee beesha dhexe. Waa laygu dhiirigeliyay in aan kursiga u dagaalamo mase sheegin waxa u diidey in uu istaago kan madaxweynaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM