X

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo si adag uga hadley arinta Wajaale

Daraad ayay ahayd markii odayaasha iyo cuqasha beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa yoraaheen ciidan ayaa naloogu xoog sheegtaa oo beerahayagi ma qopdan karno.

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo arintaa taabtey ayaa sheegay in Wajaale loo qaadan Karin sidii Gebiley loo qaatey ee reer Abtinimo lagu soo degay ee Axmed Ismaaciil Samatar dabada looga laadey.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.