Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa taabtey taariikhda Wajaale oo jufada Muuse Biixi sheegatay kadib markey qabteen shir jaraaid. Waxay aad uga xanaaqeen Samaroon dib u helay kuraasta saxda ah ee ay ku leeyihiin Wajaale. Siyaasi Cali Faarax ayaa xasuusiyay cida loogu yimi iyo cida inanla yal ku yimi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HVeQdghVJOI[/embedyt]
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay