Waxa muddo usbuuc iyo badh ah ku xidhan jeelka Madheera dhalinyaro haweeen u badan oo u xidhan inay ku labisteen calanka qaranka halkii ay ruxi lahaayeen kan beesha dhexe ee ISAAQ. Siyaasiga ayaa sheegay in dumar la xidho ay leeyihiin dumar loo xidho hadduuna sii dayna ay yaqaanan waxa u furan Samaroon.
Wuxuu kaloo uu taabtey warar baryahaa jirey oo ku saabsan in ISAAQU ku soo durkayo gobolka Awdal si ay Gebilay u sheegtaan. ”Adeer Hargeysa dusheeda ayaan deganahay waanan deganahay ayuu yiri Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay