10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax C/llaahi oo ka dareen celiyay kala fogaanshaha hadaladii cuqaasha iyo waxa ka jira Hargeysa+MUUQAAL

WP_20150215_012Siyaasiga Cali Faarax C/llaahi ayaa ka dareen celiyay kala fogaanshaha hadaladii cuqaasha iyo waxgaradka reer Awdal ee shalay iyo waxa SNM ka aaminsan yihiin oo had iyo jeer ayna qarsan kuna sheegaan dad laga tiro badan yahay. Siyaasiga Cali Faarax ayaa sheegay in reer Adal halgankoodu soconayo ilaa ay ka gungaadheen.

ARAABINEWS