08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax oo afka furtey kana digey arimo badan

Siyaasiga ayaa ka hadlay sheekada Irir-Samaale ee Awdal la rabo in sumcada looga dilo ee uu wato Xasan Culusow ayadoo dhinaca kalana uu si adag uga hadlay ergay uu ku sheegay inuu u magacaabay maamulka Somalilaan oo sheegta ilaa Sool.





ARAABINEWS