08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax oo afka furtey kana hadlay kacdoonka reer Awdal

Siyaasi Cali Faarax ayaa ka hadlay kacdoonka reer Awdal ee bilowga ah ee la ogaan karin halaka uu ku dambeyn doono. Wuxuu u sheegay waxoogaaga askarta ah ee ka xamaasha beesha dhexe inay iskaga yimaadaan.

ARAABINEWS