X

Siyaasi Cali Faarax oo fariin u direy gudoomiyaha degmada Boorama

Mudadii uu maamulka magaalada qabtey gudoomiye Baradho waxay degmadu la qaylinaysaa sixir badan, shaqo la’aan baahsan iyo dhaqaale burbur soo gaadhay dadka degmada kadib markii lagu yidhi jagooyin badan way idin daayeen iyo welliba guryo si ula kaca loo jiidhsiiyay cagafta, ayadoo qaarna laga leexiyay.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.