29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Siyaasi Cali Faarax oo fariin u direy Xasan Culusow kana hadlay

Ruug cadaa Cali Faarax Cabdulaahi ayaa fariin u direy Xasan Culusow inaanu markale ku celin qaladkii uu hore uga galay dadka reer Woqooyiga markii uu fulinaayay mashruuca Ingiriisku wato ee Somaliya iyo Somalilaan. Reer Awdalna waxaan leehay dib u eega waxa ka dhacaya agagaarkiina iyo Xamar. Wuxu kaloo taabtey beesha dhexe.






ARAABINEWS