X

Siyaasi Cali Faarax oo ka hadlay xiisada Hargeysa iyo Burco

Laba cisho ayaa ka soo wareegtay markii maleeshiyo jufo ahaan ugu daacada horjooge Muuse Biixi ay rasaasta hoosta ugu dhigeen dad isla beesha dhexe oo banaanbaxyo dhigaayay. Wuxuu xasuuqay ugu yaraan shan qof. Haddaba siyaasi Cali Faarax ayaa si gaara ula yaabay odayo Samaroon oo la sheegay inay dhexdhexaadin u tageen Hargeysa.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.