X

Siyaasi Cali Faarax oo kabaha la dulmaray odayada saamiga diidan iyo Muuse Biixi

Siyaasiga reer Awdal Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray odayada saamiga gobolka diidan iyo horjoogeyaal ay ka mid yihiin Mustafe Cagjar iyo Muuse Biixi. Sheegashada goosadka beesha dhexe ee hadda burburtey ayaa ku xirnaa beesha Samaroon inay saxiixdo intaan cidkale wax la horgeyn.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.