X

Argagixiso badan oo lagu diley deegaanka Awdheegle weerar kadib

Wararka aan Ka helaymo deegaanka Awdheegle oo argagixisada laga xoreeuay dhawaan ayaa sheegay in ciidamada Danab ay weerar ku dileen argagixiso badan oo gaaraya 10.  Dhimashada argagixisada ayaa timi markii argagixisada gaari walxaha qarxa Ka buuxaan ku weerareen xarun ciidan oo feejigan.


p style=”text-align: justify;”>Dhinaca ciidanka Danab ayaa wararku sheegayaan inay jiraam dhaawac u badan khafiif oo ay  soo gaarteen falidhka qaraxa.


p style=”text-align: justify;”>Fuleyda argagixisada ayaa soo qaadi karin weerar toosa mid gaadmo ah mooyee. Waxay waayeen baadii ay dadka la qaadayeen taasaa hadda ku kaliftey inay isa ioo qarxiyaan soona adeegsadaan dad waalan ileyn qof fayow isma qarxiyeea yiri korneyl u hadley Danab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.