Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo reer Awdala ayaa ku qarxiyay maamulka Siilaanyo una sheegay haday shalay baxeen in reer Awdalna maanta bixi karaan, Henley iyo Boorama oo uu sheegay in dadka reer Boorama loo daayo iyo gobolada Woqooyi oo ku dulman Muqdisho.
ARAABINEWS