07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici kala kulmey London

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici London kala kulmey. Malaha afar qof ayaa meelaha ordaayay iyo haweenay sheeganaysay safiir aanaan maqalba ayuu yiri Siyaasi Cali Faarax.



C/raxmaan Saylici ayaa Muuse Biixi iska soo horeysiiyay. Wuxuu kaloo sheegasy in aan Londo oolin sheekada ictirtaafka oo marhore xirantey.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3MMK7H1cTos[/embedyt]



ARAABINEWS