07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadley dhalinta xustey xasuuqii SNM ee Awdal lagu xirey

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley dhalinta xustey xasuuqii SNM ee Boorama lagu xirey. ”Dhalintaas waxay xaq u leeyihiin inay xusaan waalidkoodii SNM xasuuqdey. Balan waxa ah in aad eedi doontaan haday sii deyn doontaan.Xuduudii Samaroon xidheysayna ma jirto.





ARAABINEWS