X

Siyaasi Cali Faarax oo si adag uga hadley dilkii qaawanaa ee loo gaystey saraakiisha reer Awdal

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley xaasuuqii Isaaq kula kacay laba sarkaal oo reer Awdal oo Sool u joogey in ay kala xanibaan Isaaq halkaas isku cunaya. Shirqool toosa ayaa loo dhigey waxana la diley iyaga oo ka soo baxsanaya.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.