09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cali Faarax oo soo faqay shirqoolkii loo dhigey ugaaska iyo horgalayaal ku jira

Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa dibedda soo dhigey shirqoolkii loo maleegay ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas C/raxshiid oo dib u celintiisa kula jireen horgalayaal Samaroona oo la yaqaan. Siyaasiga ayaa ku baaqay in halkii ugu saraysay la taabtey oo Samaroonka wax uga dambeyn.



https://youtu.be/keJ-hGjKDlQ



ARAABINEWS