Shalay ayay ahayd markii odayaal Isaaqa oo taageersan Faysal Magafe oo ah maamulaha kastanka Saylac dhibaato xooglana ku haya dadka reer Awdal gaar ahaana kuwa Saylac ay hanjabaad saxaafada u mariyeen Samaroonka Saylac. Siyaasiga ayaa jawaab ka bixiyay wuxuu sidoo kale ka hadlay xasuuqii SNM ka gaysatey gobolada Awdal sanadii 1991 bishan Feebarweri.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay