12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi da’yar oo kabaha la dulmaray Boobe Ducaale oo dafirey xasuuqii gobolka Awdal

Siyaasiga da’yar ee Qaasim Muuse Daahir ayaa u jawaabey ninka uu ugu yeeray Beenaale Ducaale ama Boobe Yuusuf Ducaale oo qoraa sheegta kana mid ahaa dhiigyacabkii SNM. Boobe ayaa dafirey xasuuqii ururkiisu ka gaystey gobolka Awdal oo si nabada ku deganaa.



https://youtu.be/k9BNsTF991U



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS