Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Hargeysa lagu fadeexeeyay xilli uu ka dhoofayay. Siilaanyo laftiisa ayaa ku dhoofa baasaboor Ingiriisa. Siyaasiga ayaa ka dhoofayay Hargeysa markii Maxamuud Xaashi amrey in la joojiyo.
Joojinta siyaasiga laga joojiyay xoriyada uu u dhoofayo ayay wax u dhimaysaa ictiraafka maamulku ka raadinayo aduunka inkastoo rajadaasi burburtey xilli hore.
Siilaanyo ayaa hawlgaba waxna kala socon waxa gacanyarehiisu ku samaynayo magaciisa.
Dhinaca kale Maxamuud Xaashi aya amrey in sawirka baasaboorka diblomaasi ee Hure Buubaa saxaafada loo qaybiyo. Maamulkan ayaa samaystey baasaboor aan Hargeysa dhaafin.
Hoos ka fiirso maamulka oo war ka soo saaray
![[FADEEXAD] Buubaa Oo Madaarka Hargaysa Lagu Qabtay Passaportka Federaalka Soomaaliya + Xisbiga WADDANI oo Mar Kale Ceeboobay](https://haleelnews.com/uploads/article/photo/IMG_3091CE-2FB82C-863609-AEC0E7-6AEDDF-31A9A1.jpg)
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay