November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Ismaaciil Yare oo soo bandhigey eedaha musuq ee Muuse Biixi: hal maalin ma shaqayn

Siyaasi Ismaaciil Yare ayaa soo bandhigey eedaha musuq ee Muuse Biixi lagu haysto. Wuxuu yiri Muuse Biixi hal maalin ma shaqayn xaguu ka keenay hantida uu Hargeysa ku leeyay.

 

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS